Baarlamaanka Cusub ee Galmudug oo maanta yeeshay gudoomiye KMG ah 

Baarlamaanka cusub ee maamulka Galmudug oo maanta kulankoodii ugu horeeyay ku yeeshay magaalada Dhuusomareeb ayaa waxa ay ku doorteen Gudoomiye si KMG ah u gudoomin doona Baarlamaanka. Xildhibaan Xasan Keynaan Xalane oo ahaa qofka ugu da’da weyn Baarlamaanka cusub ayaa loo doortay in uu Gudoomiye KMG ah usii noqdo Baarlamaanka inta ay kasoo dooranayaan Gudoomiye … Continue reading Baarlamaanka Cusub ee Galmudug oo maanta yeeshay gudoomiye KMG ah